Maraakiibta badda ee Mareykanka ayaa soo riday 15 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay Badda Cas ku ganeen Xuutiyiinta Yemen ee garabka ka helaya Iiraan....
Dowladda Hindiya ayaa damacsan in ay Magaalada Muqdisho ka furato Safaarad ka shaqaysa xoojinta iskaashiga kala dhaxeeya Soomaaliya oo muddooyinkii dambe kor uga soo qaadmayay...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dhinacyada ku dagaalamaya Jamhuuriyadda Suudaan ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka dhexdooda ka socda si ay ixtiraam...