Midowga Afrika oo Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo u wakiishay dhexdhexaadinta Soomaaliya IyoItoobiya.
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo u magacawday in uu madax ka noqdo wadahadallada Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo...