Xiriirka Kubbadda Cagta Afrika oo ganaax adag ku riday Morocco iyo Senegal
Xiriirka Kubbadda Cagta Afrika (CAF) ayaa shaaciyay ciqaabaha uu ku riday Morocco iyo Senegal kaddib rabshadihii ka dhacay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Qaramada...
