Waddankii ugu horeeyay ee Afrika ee helay daroonka casriga ah ee Ruushka
Toddobaadkii hore, Itoobiya ayaa munaasabad u qabatay xuska 90-guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidankeeda Cirka, iyadoo bandhig ku muujisay awoodda ciidan ee ay leedahay. Bandhiggaas,...
