Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri diyaaradda F-16 ee Timid Muqdisho?
Muuqaalka diyaaradda F-16 oo ka duulaysa garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib dul heehaabaysa magaalada Muqdisho ayaa dhawaan ku baahay baraha bulshada. Dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin...
