Dalalka midowga Yurub oo sheegay in diyaarinayaan qorsho lagu sugayo amniga maraakiibta
Midowga Yurub ayaa Isheegay inay diyaar u yihiin inay xoojiso hawlgalladeeda ciidamada badda ee Bariga Dhexe si loo ilaaliyo marinnada maraakiibta, kadib wada-hadallo ay yeesheen...
