boramanews.com

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xilkii qaaday taliyihii milatariga Soomaaliya

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka cayriyay taliyaha Milatariga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage sida ay BBC-da u xaqiijiyeen illo wareedyo ka tirsan dawladda.

Sarkaal lagu magacaabo Ibraahim Maxamed oo darajadiisu tahay Gaanshaanle Sare ayaa loo magacaabay xilka taliyaha milatariga.

Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa xilka taliyaha Milatariga loo magacaabay labo jeer oo hore oo kala ahayd 2019 iyo 10 November 2024

Related posts

Ankara oo Martigelinaysa Shirkii ugu Xasaasisanaa NATO: Maxaa laga filayaa shir-madaxeedka NATO?

Cabdi Casiis

Danjire Tibor Nagy ayaa Dunida u sheegay in Somaliland ay ahayd markeeda horeba dal Madaxbanan

Cabdi Casiis

Shiinaha oo sarkaal ku xukumay dil kadib markii lagu helay inuu qaatay laaluush dhan $325 milyan

Cabdi Casiis