Suuqyada Aasiya oo ka gilgishay saameynta canshuuraha Trump
Suuqyada saamiyada ayaa si weyn hoos ugu dhacay Qaaradda Aasia, iyadoo cashuuraha uu Madaxweyne Donald Trump uu ku soo rogay dalalka caalamku uu jahwareer xooggan...
Jadeeco faro ba’an ku haya qeybo ka mid ah Mareykanka oo ay dad u dhinteen
Ilmihii labaad ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in uu u geeriyooday cudurka jadeecada oo ka dillaacay galbeedka gobolka Texas oo laga cabsi qabo in...
Muxuu yahay cudurka dadka badani u dhinteen ee lagu arkay Wajeer, Kenya?
Waxaa muddo toddobaadyo ah dhibaato ku haya qaar ka mid ah shacabka ismaamulka Wajeer cudur loo yaqaan Kala-azar oo sababay dhimashada ilaa 26 qof, iyada...
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sheegay in ay horumarinayaan soo saarida Hubka dalkaasi
Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa Jimcihii booqday saldhigga tababarka ee cutubyada hawlgalka gaarka ah ee ciidanka xoogga dalka ee loo yaqaan Korean People’s Army...
Sidee Ayay Canshuuraha Madaxwayne Trump U Saameynayaan Dalalka Afrika?
Khamiistii waxay u ahayd “maalin aad u xun” oo “naxdin leh” dadka ka shaqeeya waaxda dharka ee Lesotho markay xaqiiqsadeen wararka sheegaya in wax-soo-saarka waddanku...