Dowlada Jabuuti oo IGAD ugu baaqday shir looga arrinsanayo Xaaladda ka dhex taagan Soomaaliya Iyo Itoobiya.
Warqad kasoo baxday Jamhuuriyadda Jabuuti oo ah shir-guddoonka Urur Goboleedka IGAD ayay Ururkaas ugu baaqday shir degdeg ah oo looga arrinsanayo xaaladda ka dhex aloosan...