boramanews.com

Qiimaha Shidaalka Adduunka oo kordhay iyada oo weli taagan tahay xiisadda Iiraan & Maraykanka

iimaha Shidaalka Adduunka ayaa kor u kordhay saacado gudahood, waxa uu haatan gaaray $106.80 sida uu ku warramay teleefishinka Aljazeera oo xog baaris ku sameeyay arrintaan, waxaana loo sababeeyay xiisadda u dhaxaysa Iiraan iyo Maraykanka.

Arabacdii waxa uu halkii barmiil oo shidaal ah lagu iibinayay $100 balse maanta oo jimco ah ayuu kor u kacay iyada oo la barmiilkii la iibinayo lacagta kor ku xusan ee ah $106.80 waana dhibaato kale oo kusoo wajahan dadka.

Marinka hormuz oo ay isku eryanayaan Iiraan iyo Maraykanka waxaa istaagay Maraakiibta Shidaalka iyada oo ay jirto cabsi ay ka muujinayaan haddii ay ka badbaadaan dhinac uu beegsan karo dhanka kale sida hadalka loo dhigay.

Related posts

Israa’iil oo ka soo jawaabtay danjiiraha ay Somaliland u magacaawday Israa’iil

Cabdi Casiis

Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Donald Trump ayaa si toos ah isu weeraray intii uu Trump jeedinayay…

Cabdi Casiis

Dalalka midowga Yurub oo sheegay in diyaarinayaan qorsho lagu sugayo amniga maraakiibta

Cabdi Casiis