Home
Page 14
Kabtan Kooxda Arsinal Odegaard Oo sheegay in Arsenal aanay ka cabsaneyn Bayern Munich
Arsenal kama “cabsan doonto” weeraryahanka Bayern Munich Harry Kane marka ay wajahaan kooxda heysata horyaalka Jarmalka, wareega 8da Champions League, ayuu yiri Martin Odegaard, kabtanka
38 Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo ku dhintay dooni kula qalibantay meel kuu dhow xeebaha Jabuuti
Ugu yaraan 38 Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo ay ku jiraan caruur ayaa ku dhintay kadib markii dooni ay la socdeen ay kula qalibantay meel u
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Xilalka u Kala Wareejiyey Agaasimaha Cusub Ee NISA Iyo Agaasimihii Hore Ee Hay’adda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee dhawaan la
Qaar ka mid ah duulimaadyada caalamiga oo maanta baaqday xilli ay soo baxeen digniino amni
Warsaxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa lagu sheegay inay heshay xog ku saabsan halis ku aaddan dhowr goobood oo ka mid ah