Home
Page 13
Mareykanka oo Pakistaan ku casuumay wadahadallada Iiraan uu la yeelan doono
Pakistan ayaa ka qayb gali doonta wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Pakistan, Tahir Andrabi, ayaa BBC Urdu u xaqiijiyay
Mareykanka oo ciidamada Soomaaliya hub iyo agab kale ugu deeqay
Ciidamada Mareykanka ayaa maanta gaarsiiyay qalab militari iyo hub noocyo kala duwan ah, oo ay ku jiraan hub culus, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku
Trump oo hadlay kadib diyaaraddii Iiraan ee ciidamadiisu soo rideen shalay
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in wada-xaajoodyada u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ay weli socdaan, isla markaana ay jiraan kulammo badan oo la qorsheeyay oo
Faahfaahin ka soo baxaysa tahriibayaal ku dhintay badda Giriigga iyo dalalka ay ka yimaaden
Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegaya in ugu yaraan afar iyo toban muhaajiriin ah ay ku dhinteen shil ka dhacay jasiiradda Chios ee Badda Aegean-ka. Ugu
Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Oo Markii Ugu Horeysay u Jawaabay Trump
Abiy Axmed wuxuu mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah
Shirkii loo ballansanaa ee Iran iyo Mareykanka oo meel dal kale loo weeciyay iyo go’aanka Aqalka Cad
Warbaahinta laga leeyahay Mareykanka, Axios, oo soo xiganaysa ilo Carbeed, ayaa sheegay in saacadihii dambe ee Talaadada in wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya Mareykanka iyo
Maryan Qaasin oo ku guuleysatay guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Dr. Maryan Qaasin Axmed loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Tirada codadka guud ee la
Cajiib! Madaxwayne African Ah Oo Nin Dhintay Xil U Magcaabay Iyo Saamayn Xoogan Oo Ka Dhalatay Arinkaasi
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa shaqada ka eryay laba kaaliye oo sare ka dib markii ay dhacday xaalad ceeb ah oo uu ku magacaabay
Markab dagaal oo kale oo Mareykan ah oo gaaray xeebaha dalalka Gacanka
Markale markab dagaal oo Mareykan leeyahay ayaa yimid Bariga Dhexe, sida ay muujinayaan xogaha raadka maraakiibta, iyadoo ay sii kordhen malaha ah in Mareykanku uu
