Koonfur Galbeed Oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dagaalkii Ka Socday Baydhabo
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa sheegay inay soo afjareen dagaalkii labada maalin ee ka dhacay Baydhabo isaga oo ku tilmaamay inay ahaayeen
