Halka uu hubka nukliyeerku ugu qarsan yahay dalka kaliya ee islaam ah ee haysta hubkan -warbixin hore
Pakistan waxay hadda haysataa wadarta 170 madaxyada hubka nukliyeerka ah, kuwaas oo lagu hayo saldhigyo milatari oo gaar ah, sida ay qabaan saynisyahannada ugu sarreeya
