Home
Page 10
Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadaladii Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Dalka Turkiga
“Somaliland waxay ugu baaqaysaa Turkiga inay ka fogaato inay qaadato mowqifyo kicinaya xiisadaha gobolka”Xukuumadda Somaliland
Ruushka iyo Ukraine oo Geneva. ku leh wadahadallo nabadeed
Wada-xaajoodyaasha Ruushka iyo Ukraine ayaa bilaabay wareeg cusub oo wada-xaajood nabadeed ah oo uu Maraykanku dhexdhexaadinayo, kuwaas oo sidoo kale ka socda Geneva. Rajada laga
Ramadaana Akhriso Talo ku socota ragga Soomaalida ee jecel inay sambuuska ku afuraan
Sambuusku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka fudud ee caanka ka ah magaalooyinka Soomaalida. Bisha Ramadaanka dad aad u badan oo awooda dhaqaale ahaan ayaa
Muxuu yahay ujeedka ciidamo ka socda Mareykanka ay u tageen Nigeria
Ku dhowaad 100 askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa gaaray dalka Nigeria si ay u tababaraan ciidammada qalabka sida ee dalkaas Galbeedka Afrika ku
Dalalka Muslimka ee laga soomay maanta iyo kuwa berri soomi doona
Malaayiin qof oo ku nool daafaha dunida ayaa maanta u ah maalintii koobaad ee bisha Ramadan, kadib markii dowladda Sacuudiga ay gelinkii dabe ee shalay
Madaxweyne afar bilood un talinayay oo xilka laga tuuray
Kongareeska dalka Peru ayaa u codeeyay in xilka laga qaado madaxweynaha ku meel gaarka ah ee José Jerí oo xilka hayay afar bilood, ka dib
Madaxwayne Erdogan oo markan ka hadlay faa’iidada ku jirta aqoonsiga Somaliland
Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii shalay ahayd sheegay mar kalae ka hadlay aqoonsiga ay Israa’iil aqoonsatay Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee
Maxaa ka jira in Imaaraadku Itoobiya ka dhisay xero lagu tababaro fallaagada Suudaan ee RSF
Warbixin baaritaan ah oo wakaaladda wararka Reuters ay daabacday ayaa shaaca ka qaadday in xero tababar oo ay leeyihiin Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan
Ku dhowaad 10 qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday iskuul ku yaala Canada halka 25 kale ay ku dhaawacmeen
Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday iskuul ku yaala gobolka British Columbiaee dalka Canada, sida ay sheegeen booliiska. Lix qof ayaa
