Xiisad Ka Soo Cusboonaatay Xuduudka Dalalka Pakistan Iyo Afghanistan Iyo Talilan Oo Digniin Dirtay
Pakistan ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay “toddobo goobood iyo xero argagixiso” oo ku yaalla xadka Pakistan iyo Afgaanistaan, iyadoo la tixraacayo sirdoon. Dhanka kale, afhayeen
