Faahfaahin ka soo baxaysa tahriibayaal ku dhintay badda Giriigga iyo dalalka ay ka yimaaden
Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegaya in ugu yaraan afar iyo toban muhaajiriin ah ay ku dhinteen shil ka dhacay jasiiradda Chios ee Badda Aegean-ka. Ugu
