Dowlada Kenya oo soo jeedisay qaab cusub oo lagu damin karo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Kenya ayaa soo jeedisay heshiis goboleed dhinaca badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhexeysa Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsan heshiiska u oggolaanaya Itoobiya