Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay guul ka gaartay dadaallada lagula dagaalamayo maalgelinta waxa loogu yeero argagixisada, iyadoo daaha ka...
Wadahadallo saddex maalin uga socday magaalada Qahira, saraakiisha sare ee Xamaas iyo wakiillo ka kala socday dalalka Qatar, Mareykanka iyo Masar ayaa Talaadadi shalay kusoo...
Waxaa maalintii labaad hakad ku jira duulimaadyada gudaha ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo shacab fara badan ku sugan yihiin garoonka, kaddib markii Shirkadaha Diyaaradaha...
Ciidamada Ammaanka ee Dalka Kenya ayaa kordhiyay howlgallada lagu sugayo amniga Xadka uu dalkaas la wadaago Soomaaliya si ay uga hortagaan weerarrada ay gaysan karaan...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku dhintay arday duuliye ah iyo tababarihiisa kadib markii diyaarad ay la socdeen ay ku dhacday diyaarad rakaab ah...