Trump oo baahiyay fariin sir ahayd oo uu u soo diray madaxwaynaha Faransiiska
Saraakiil ka ag- dhow madaxweynaha Faransiiska ayaa xaqiijiyay in Emmanuel Macron, fariin gaar ah u diray Donald Trump, uu soo jeediyay in shirweynaha wadamada G7...
Iran oo ku hanjabtay in ay dunida “dab qabadsiineyso” haddii la weeraro hoggaankeeda
Taliye sare oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iran ayaa ku hanjabay hadii Mareykanka uu “isku dayo” in uu dilo hoggaamiyaha Jamhuuriyadda Islaamiga, in Iran ay...
Hoos u dhac soo wajahay saamiyada suuqyada Maraykanka iyo doolarka oo daciifay
Saamiyada suuqyada Maraykanka ayaa hoos u dhacay iyada oo maalgashadayaashu ka falcelinayaan qalalaasaha la xiriira Greenland iyo khatarta dagaal ganacsi oo u dhaxeeya Maraykanka iyo...
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay meel u dhow Barcelona
Darawal tareen ayaa ku dhintay, ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay kadib markii tareen rakaab uu ka baxay waddadii uu ku socday isaga oo...
Trump ”Soomaaliya xitaa waddan ma aha. Waxaa loo tixgeliyaa mid ka mid ah kuwa ugu xun dunida
Trump ayaa mar kale aflagaadeeyay Soomaalida, isagoo sheegay in “waxyaabaha keliya ee ay ku fiican yihiin” ay yihiin “burcad-badeednimo”. Trump oo shir jaraa’d oo aqalka...
Maxaa sabab u ah natiijo la’aanta kulanka madaxweynaha Suuriya iyo Hoggaanka SDF
Warar ayaa sheegaya in kulan dhex maray Madaxweynaha ku-meelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Sharaa, iyo taliyaha Ciidamada Dimoqraadiga Suuriya (SDF), Mazlum Cabdi, uu ku dhammaaday...
Madaxwayne Trump Oo Wacad Ku Maray In UuBoqolkiiba Boqol Fulinayo Hanjabaadihiisa
Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu “boqolkiiba boqol” fulin doono hanjabaaddiisa ah inuu canshuuro ku soo rogi doono dalalka Yurub ee ka horyimaada dalabkiisa ku...
Xiisada gobolka iyo is-xulufaysiga: Qatar iyo Soomaaliya oo kala sixiiixday heshiish difaac
Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo looga gol leeyahay xoojinta xiriirka militari iyo ballaarinta wada-shaqlaynta amni ee u dhexeysa labada dal....
Soomaaligii uu Talyaanigu ka qafaalay Masar ee diiday in uu saxiixo xeer ku qaban lahaa maantad
Waxa uu ahaa fariid noloshiisa oo dhan u taagnaa difaaca iyo danaha Soomaalida. Isaga oo sagaal iyo toban jir ah ayuu Talyaanigu ka qafaalay Masar,...
