“Pentagon‑ka Turkiga”: Maxaan ka ognahay xarunta cusub ee milatari ee laga furay Ankara?
Turkiga ayaa isku diyaarinaya inuu isticmaalo xarunta cusub ee milatari ee “Ay Yıldız” ee ku taalla Ankara inta lagu guda jiro shir-madaxeedka Ururka Waqooyiga Atlaantik...
