Shirka Dowladda Iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya Oo Maanta Ka Dhacaya Villa Somalia
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyaga oo kawada hadlaya xaaladda Dalka, qorshaha Geeddi socodka...
