Netenyahu oo sheegay in ololaha Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan “wali uusan dhammaanin.”
Isagoo hadlayey ka hor inta aan Maraykanku sheegin in wadahalladii ay la lahayeen Iiraan lagu fashilmay in heshiis lagu gaaro ayuu Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin...
