Ninka lagu tuhunsan yahay weerarka toogashada ayaa lagu sheegay inuu yahay Cole Tomas Allen, oo 31 jir ah kana soo jeeda Torrance, California, sida ay...
Dhacdada rasaasta ee maanta ayaa ka dhacday hoteelka Washington Hilton ee ku yaalla Connecticut Avenue — isla hoteelkii lagu toogtay laguna dhaawacay madaxweynihii hore ee...
Eedeysanaha ayaa lagu sheegay inuu yahay Cole Tomas Allen, 31 jir ah, kana soo jeeda Torrance, California, sida ay warbaahinta Mareykanka sheegtay. Taliyaha booliiska Washington...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si degdeg ah loogu qaaday meel ammaan ah kadib markii rasaas laga maqlay goobta ay ka socotay Cashadii Weriyeyaasha Aqalka...