Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran ayaa saraakiil sare oo Pakistaniyiin ah ayaa ka wadahadlay colaadda jirta, xilli Pakistan ay diyaar u tahay inay martigeliso wadahadallo...
Xoghayaha Difaaca ee Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa maanta oo jimce ah ku adkeystay in Mareykanku uusan ku degdegayn inuu heshiis la galo Iran, isagoo muujiyay...
Waxaan maqlaynaa faallooyin dheeraad ah oo ka soo baxaya wasaaradda arrimaha dibadda ee Iiraan ka dib fashilkii ku yimid wada-hadalladii nabadda ee Islamabad. Afhayeenka wasaaradda,...
Ka dib wada-hadallo socday laga bilaabo duhurnimadii hore ilaa saacadaha hore ee waaberi, JD Vance ayaa sheegay in wafdiga Maraykanku ay dalkoodii ku laabanayaan iyadoo...
Mareykanka iyo Iiraan waxay bixiyeen sababo kala duwan oo ku saabsan sababta ay u fashilmeen wada-hadalladii nabadda. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Iiraan, “dalabyo aan...
Isagoo hadlayey ka hor inta aan Maraykanku sheegin in wadahalladii ay la lahayeen Iiraan lagu fashilmay in heshiis lagu gaaro ayuu Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin...