Dad Oromo ah oo xalay lagu laayay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo
Inta la xqiijiyay 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo ee...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Bariga Dhexe u Tagaya Xal u Helida Dagaalka Gaza.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blinken ayaa safarkiisii 5aad ku tagaya Bariga Dhexe tan iyo markii uu billowday dagaalka tooska ah ee Israaiil ee Falastiin...
Biden Ma Waxa Uu Ku Ciyaarayaa Dab Mase Waxa Uu Qarka u Saaranyahay Kicinta Dagaalka Saddexaad Ee Dunida
Wargeysyada caalamiga ah ayaa ka faallooday dhaq-dhaqaaqyadii xoogganaa ee maamulka Mareykanka ee Bariga Dhexe, New York Post ayaa daabacday maqaal uu qoray qoraaga Michael Goodwin,...
Qoraagii Buuga Mayal Abwaab Abdiraxmaan Abees Oo Maanta Hargeysa Lagu Xidhay
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa wararka aan ka halayno waxa ay sheegaya in maanta xabsiga la dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ah qoraaga Buuga...
Booliska Soomaliya Oo Soo Bad Baadiyay Cunug Yar oo Lix Saac Sabab Yaableh Loogu Haystay Guri Ku Yaala Muqdisho
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta soo bad-baadiyay ilmo yar oo saddex sano jir ah, kaas oo sabab yaab leh loogu xiray guri ku yaalla degmada...