LOGO3ABDUU

Tuesday, 05 December 2017 23:17

WAR DEG DEGA:Madaxwaynaha Maraykanka Trump Oo Madaxda Carabta Ka Wargaliyay In Safaarada Maraykanka Qudus U Rarayo Iyo Erdogan Oo Wacad Ku....+VIDEO

 pop

05/12/2017 (BNN) Madaxwaynaha Maraykanka Trump ayaa si toosa uga wargaliyay madaxda Carabta inuu safaarada Maraykanka ee Telaviv u rarayo Qudus,Waxaana uu khadka telefoonka kula xidhiidhay Madaxda Wadamada Masar.Falastiin,Urdun Iyo Sacuudiga.

Warbaahinta qaar ayaa sheegay in Sacuudiga oo heshiis yihiin Yuhuuda ay ka bilaabantay arintani isla markaana taageersan yihiin.Madaxwaynaha Turkiga Erdogan ayaa ku sheegay khadka cas ee Muslimiinta haddii Qudus laga dhigo meel Yuhuudu kaligeed leedahay.wuxuuna wacad ku maray in xidhiidhka u jarayaan Yuhuuda.

Wadamada Carabta ayaa intooda badan lamacaasha Israel isla markaana ka cabsi qaba Iran taasi oo Yuhuuda u keentay Fursad ay meesha uga saarayso Falastiiniyiinta xuquuqdooda.

Xafiiska Wararka BNN

Boramanews.com

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree