Kabtan Kooxda Arsinal Odegaard Oo sheegay in Arsenal aanay ka cabsaneyn Bayern Munich
Arsenal kama “cabsan doonto” weeraryahanka Bayern Munich Harry Kane marka ay wajahaan kooxda heysata horyaalka Jarmalka, wareega 8da Champions League, ayuu yiri Martin Odegaard, kabtanka