boramanews.com

Iiraan: “Annaga ayaa go’aamin doonna dhammaadka dagaalka.”

Golaha Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ka jawaabay hadalkii uu jeediyay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyagoo yidhi: “Annaga ayaa go’aamin doona dhammaadka dagaalka.”

Waxaa xusid mudan in Trump hore u sheegay in dagaalka ka dhanka ah Iiraan uu dhowaan dhammaan doono.

Sida ay werisay wakaaladda wararka ee Reuters, ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran waxay sheegeen in haddii weerarrada Maraykanka iyo Israel ay sii socdaan, Tehran aysan oggolaan doonin xitaa “hal litir oo saliid ah” in laga dhoofiyo gobolka.

Related posts

Ramadaana Akhriso Talo ku socota ragga Soomaalida ee jecel inay sambuuska ku afuraan

Cabdi Casiis

Kuweyt ayaa ku dhawaaqday khasaare gaadhay ciidankeeda

Cabdi Casiis

Markab dagaal oo kale oo Mareykan ah oo gaaray xeebaha dalalka Gacanka

Cabdi Casiis