BEENIK

21/05/2019 (BNN) Kadib isbadalada geeska Afrika waxaa muuqata dayacnaan baahsan oo xaga siyaasada oo haysata deegaanada darifyada Somaliland ee Awdal iyo SSC.

Waxaa muuqata go,doonka siyaasiga ah ee beelaha darifyada oo ka qatan inay danahooga kala hadlaan waftiyada Somaliland yimaada,kadib markii

shalay uu khashifay gudoomiyaha kumeelgaadh ka ah ee Wadani,inuu Madaxwayne Muuse Biixi beesha caalamka u sheegay inay beelaha darifyadu aqbaleen kuraasta ay saluugeen ee Barlamanka Somaliland oo beesha dhexe labo jeer ka badan tahay beelaha kale.Beentaasi waxay dibada soo dhigtay sida  Masuuliyiinta xisbiyada iyo xukuumada oo beel kaliya ahi ay beesha caalamka ugu waramaan,taasi oo gurmad degdega u baahan.

Beelaha darifyada oo aan marnaba lahayn siyaasiyiin u daacad ah oo dadkooga kumatala siyaasada Somaliland ayaa waxa haddana meesha ka saaray

dadkaasi hogaamiyayaasha 3da xisbi ee Somaliland oo hal beel kasoo jeeda waftiyada soo booqda Somalilandna u sheega waxa u dan ah iyaga ama 

haku heshiiyaan ama haku kala aragti duwanaadeene.

Sargaal sare oo ka tirsanaan jiray safaarada Ingiriiska ee Addisababa oo dhawr jeer booqday Somaliland ayaa siyaasiyiinta Hargeysa kulamo uu la 

yeeshay kawaramay,Sargaalkaasi oo lagu magacaabo Peter Harry ayaa sheegay in uu bartay taariikhda iyo khariidada qabaa,ilka Somalida,waxa uu kala kulmay Hargeysana ay fajiciso ku noqotay kadib markii qaar xukuumadii Siilaanyo u sheegeen in beesha dhexe Somaliland ka tahay 89% beelo yaryar oo kala duwanina ay ladegan yihiin,sargaalkani ayaa sheegay inay la yaabeen dulmiga siyaasiga ah ee ka jira Somaliland go,doonsan yihiina beelo  awood muuqata leh balse dhaqaale iyo milateriba lahaystayaal ah.

SIDEE LOOGA BIXI KARAA GO,DOONKA BEELAHA DARIFYADA.

Waxaa muhiima inay qurbajoogta iyo aqoonyahan beelaha darifyadu ay si deg dega kulamo u yeeshaan isla markaana ay si dhakhso ah u abuuraan

Madal qabiiladaasi u dhan yihiin oo aqoonyahan iyo dhaqanba ka kooban oo si toosa u gudbisa beesha caalamka iyo maamuladaba danahooga 

siyaasiga ah,siiba wadamada Somaliland ka caawiya sanduuqa SDF oo looga waramo deeganadaasi wixii kasoo gaadhay Malaayiinta Dolar ee lagu

shubo sanduuqa Somaliland,sidoo kale si dhaqso ah loo dhiso gudiyo dhalinyaro oo isku xidhan oo awood usiisa guddiyadaasi inay hawshoodu

u fududaato.

Dayacnaanta darifyada haysata ayaa u muuqata kadib markii jabhadii SNM ka adkaaday beelaha dariyada lana hoosgeeyay maamulka Somaliland oo awoodii iyo dhaqaalihiiba galay gacan kaliya oo iyadu caalamka u yeedhinaysa kolba wixii iyaga dani ugu jirto.

Cabdiraxman X Xasan (Suul)

Hargeysa/Boramanews

English News

Can milk reduce the risk of cancer? Milk Protective Agent Against Cancer.

The Israel Cancer Association points to milk as a possible protective agent…
eritra

US removes Eritrea from Counterterror Non-Cooperation List

The United States has removed Eritrea from the list of countries that are…

Russia probe: Mueller says charging Trump was 'not an option

US Special Counsel Robert Mueller said on Wednesday that he is leaving the…

Ethiopia to probe for map that erases Somalia

Ethiopia is launching a probe to find out how a map of Africa on its…

Confutation Respond to Mohamed Olad: DDS’s communication advisor for Somali Regional

Re: Your report on 20th of May aboutthe Ethiopian Embassy,London and the…

First Somali immigrant to lead Minneapolis public housing board

The Minneapolis Public Housing Authority has selected Sharmarke Issa to lead…

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar +VIDEO

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar

Dusit attack: Court to rule on whether to release financer

A magistrate court will today rule on whether a man accused of sending money…
dk gw

Australia's worst cabbie? Taxi driver, 69, is banned from the roads after asking a blind passenger for directions

A grandmother has lost her taxi accreditation after she racked up close to…

Accused Somali war criminal found driving for Uber and Lyft in American Suburbs

An alleged Somali war criminal has been working as a driver for Uber and…
k990

Shabaab official justifies attacks on civilians while preaching the sanctity of Muslim blood

Abu ‘Abdurahman Mahad Warsame, a senior Shabaab official, addresses the…
ddddg

Londoner to become first contestant to wear headscarf at Miss Universe Great Britain

A Londoner is set to become the first Miss Universe Great Britain contestant…
kkllll

Ethiopian Airlines CEO wants rigorous review of Boeing 737-MAX planes following fatal crash

Two months after Ethiopian Airlines Flight 302 crashed, killing all 157…

Muslim women accuse Amazon of ‘harassing and hostile’ work conditions

Amazon is being accused of religious discrimination and retaliation by three…
dd

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

ALEXANDRIA, Va. (AP) — A northern Virginia man who served decades ago as a…