English News

First Somali immigrant to lead Minneapolis public housing board

The Minneapolis Public Housing Authority has selected Sharmarke Issa to lead…

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar +VIDEO

Black Women Rally in Defense of Rep. Ilhan Omar

Dusit attack: Court to rule on whether to release financer

A magistrate court will today rule on whether a man accused of sending money…
dk gw

Australia's worst cabbie? Taxi driver, 69, is banned from the roads after asking a blind passenger for directions

A grandmother has lost her taxi accreditation after she racked up close to…

Accused Somali war criminal found driving for Uber and Lyft in American Suburbs

An alleged Somali war criminal has been working as a driver for Uber and…
k990

Shabaab official justifies attacks on civilians while preaching the sanctity of Muslim blood

Abu ‘Abdurahman Mahad Warsame, a senior Shabaab official, addresses the…
ddddg

Londoner to become first contestant to wear headscarf at Miss Universe Great Britain

A Londoner is set to become the first Miss Universe Great Britain contestant…
kkllll

Ethiopian Airlines CEO wants rigorous review of Boeing 737-MAX planes following fatal crash

Two months after Ethiopian Airlines Flight 302 crashed, killing all 157…

Muslim women accuse Amazon of ‘harassing and hostile’ work conditions

Amazon is being accused of religious discrimination and retaliation by three…
dd

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

ALEXANDRIA, Va. (AP) — A northern Virginia man who served decades ago as a…

14/05/2019 (BNN) Xeer illaalinta dalka Suudaan ayaa sheegtay inay danbiyo horleh kusoo oogtay Madaxweynihii xilka laga dajiyey ee Cumar Al Bashiir iyo qaar kamid ah saraakiishii la shaqeenaysay oo lagu eedeeyey inay ka danbeeyeen dilalkii ay askarta u geysteen dadkii waday banaanbaxyadii looga soo horjeeday dowladiisa.

Cumar Al Bashiir ayaa xilka looga tuuray inqilaab militari 11kii April, kadib todobaadyo mudaharaadyo ay wadeen shacabka oo xiray wadooyinka waaweyn ee caasimada.

Dacwada iyo kiiska xeer illaalinta sheegtay inay kusoo oogtay Cumar Al Bashiir ayaan wax faah faahin ah laga bixin, iyadoo oo uu xafiiska xeer illaalinta horey u sheegay inay Madaxweynihii hore su’aalo ka weydiinayaan arrimo la xariira musuq maasuqa / lunsashada hantida Qaranka iyo Maalgelinta kooxaha argagaxisada ah.

Cumar Al Bashir ayaa hada ku xidhan xabsiga sida weyn loo illaalsho ee Kobar oo ku yaal magaalada Khartuum.

Warkan xeer illaalinta kasoo baxday ayaa lagu soo beegay xili ay Isniintii shalay militariga rasaas ooda uga qaadeen dadka weli sii wada mudaharaadka ee xiray wadooyinka Khartuum, waxaana la sheegay in ay dhaawacmeen ugu yaraan 10 qof oo rayid ah.

Militariga xilka la wareegay iyo ururada rayidka ah ayaa weli isku khilaafsan qaabka loo sii maamuli doono dalkaasi, iyagoo aan weli ku heshiin wakhtiga militariga xilka ku wareejinayo xukuumad shibil ah iyo awood militariga kusii lahaan doono xukuumada dalkaasi.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com