Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tanaasushay in ay tartanto Kursi kamid ah Senate-ka Mareykanka
Xildhibaan Ilhan Omar ayaa si cad u sheegtay inaysan u tartami doonin kursiga Senate-ka ee Minnesota 2026, xilli laga filayay inay raadiso kursigaas, waxay ku...
Duufaan Caro Sidata Kuna Dhufatay Ciraaq Oo Dad Badan Ku Reebtay Dhibaatooyin Xagga Neefsashada Ah,
In ka badan 1,000 qof ayay la soo daristay dhibaatooyin xagga neefsashada ah ka dib markii dabeylo bacaad ah ay ku dhufteen bartamaha iyo koonfurta...
Madawayne Trump oo ku eedeeyay Zelensky inuu bilaabay dagaalka ka dib weerarkii weynaa ee Ruushka
Donald Trump ayaa Volodymyr Zelensky ku eedeeyay inuu bilaabay dagaalka Ruushka maalin kadib weerar ba’an oo Ruushku ku dilay in ka badan 30 qof oo...
Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul Wasaara Soomaaliya ee Laascaanood
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Laascaanood joogay maalmahanba ayuu xafiiskiisu kasoo saaray warsaxaafadeed ka kooban 6 qodob oo ay ugu waaweynaayeen. Qodobada...
13 sanno ka dib AS oo xayiraaddii dhulka ka qaaday degmooyinka Xudur, Waajid, Diinsoor, & Qansaxdheere
Qaar ka mid ah degmooyinka tirsan gobollada Baay iyo Bakool oo in ka badan 13 sano ay saarnayd xanibaad dhanka dhulka oo ay ku soo...