boramanews.com

Sucuudiga oo masiibo ku tilmaamay carqaladaynta Marinka Hormuz

Amiin Al-Nasser oo ah agaasimaha guud ee shirkadda shidaalka dawladda Saudi Aramco ayaa ka digay in carqalad ku timaadda maraakiibta iyo sahayda shidaalka ee marinka Hormuz ay saameyn “musiibo ah” ku yeelan karto suuqyada shidaalka caalamka haddii ay sii socoto.

Al-Nasser ayaa hadalkan jeediyay kaddib markii shirkaddu Salaasadii ay ku dhawaaqday natiijooyinkeeda maaliyadeed ee sannadkii 2025. Wuxuu intaas ku daray in qalalaasaha hadda jira uu yahay “kan ugu weyn uguna khatarta badan ee abid soo mara warshadaha saliidda iyo gaaska ee gobolka.”

Related posts

Koonfur Galbeed Oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dagaalkii Ka Socday Baydhabo

Cabdi Casiis

Magaalada Borama Oo Maanta Laga Oogay Salaada Roob Doonta

Cabdi Casiis

“Somaliland Waa Waddan Dimuqraadi Ah, Muslim Halka Somalia Ka Jiraan Qalasaaso..”Benjamin Netanyahu

Cabdi Casiis