Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka cayriyay taliyaha Milatariga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage sida ay BBC-da u xaqiijiyeen illo wareedyo ka tirsan dawladda. Sarkaal lagu...
Xiriirka Kubbadda Cagta Afrika (CAF) ayaa shaaciyay ciqaabaha uu ku riday Morocco iyo Senegal kaddib rabshadihii ka dhacay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Qaramada...
Dowladda Pakistan ayaa ka hadashay warar la isla dhexmarayay maalmahan iyada oo xaqiijisay in ra’iisul wasaarihii hore ee xiran, Imran Khan, loo qaaday isbitaal usbuucii...
Drone ka tirsan Marines-ka Mareykanka ayaa tan iyo saqda dhexe ee xalay dul-heehabeysa dalalka agagaarka xeebta Iiraan, sida ay muujinayaan xogta raadka diyaaradaha ee FlightRadar24....