Dowladda Soomaaliya oo raashiin dib ugu celisay WFP
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan caawimada bini’aadantinimo ee cuntada ee laga qaaday bakhaar wayn oo ku yaalla Dekedda Muqdisho si dhameystiran loogu celiyay...
Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Magaalada Minnesota
Afhayeenka aqalka cad, Karoline Leavitt, ayaa ka hadashay dilkii ka dhacay Minnesota dhammaadkii usbuuca. Waxay sheegtay in dilka Alex Pretti Sabtidii uu hadda uu baaritaan...
Ururka Xisbullahi oo war ka dhan ah Mareykanka soo saaray
Naciim Qaasim, Xoghayaha Guud ee ururka Xisbullah ee Lubnaan, ayaa u sheegay taageerayaashiisa khudbad telefishin laga baahiyay iyo isu-soo-bax uu ku taageerayay Iiraan: “Haddii Mareykanka...
