Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabay socdaal diblumaasiyedeed oo taageero loogu raadinayo in aan la aqoonsan Somaliland
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. War kooban oo ay soo saartay madaxtooyada Soomaaliya...
