DFS oo Saciid Deni ku eedeysay in uu qaaday tallaabo uu ku carqaladeynayo kaarka Aqoonsiga Qaranka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay tallaabadii ay dhawaan qaadday maamulka Puntland taas oo ay ku sheegtay in maamulkaas uu...