Category : Somali News
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay weerar ku dishay 29 ka tirsan A-shabab
Warrarka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeyn xagga cirka ah xalay iyo saakay lagu qaaday goobo ay ka fadhiyeen ururka al-Shabaab gobolka Shabeellaha...
Turkiga oo baaraya ciddii ka dambeysay weerar askar looga dilay
Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa sii wada baadi-goobka dagaalyahanno Islaami ah oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen iska horimaad dhimasho sababay oo Isniintii dhex...
Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Amaanka Ayaa Ku Dhintay Dibadbaxyda Ka Socda Iran
Askari ka tirsan ciidamada ammaanka Iran ayaa lagu dilay maalintii afaraad dibadbaxyada ka socda dalka kuwaas oo ka dhashay qiima-dhaca ku yimid lacagta. Muuqaallo ay...
Mali Iyo Burkina Faso Ayaa Ka Mamnuucay In Dalalkooda Yimaadaan Muwaadiniinta Mareykanka.
Dalalka Mali iyo Burkina Faso ayaa sheegay in aysan dalalkooda soogali karin muwaadiniinta Mareykanka iyagoo taas uga jawaabaya tallaabada uu qaaday maamulka Trump. Maamulka Trump...
Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabay socdaal diblumaasiyedeed oo taageero loogu raadinayo in aan la aqoonsan Somaliland
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. War kooban oo ay soo saartay madaxtooyada Soomaaliya...
