Category : Somali News
Shiinaha Oo si Adag Uga Hadlay Tallaabada Israa’iil Ku Aqoonsatay Somaliland
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay ka soo horjeeddo isku day kasta oo lagu kala qaybinayo dhullka Soomaaliya, sida ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda maanta...
Xukunka dilka ah ee Iiraan oo lagu qiyaasay inuu labalaabmay sanadka 2025
Tirada xukunada dilka ah ee Iiraan 2025 ayaa lagu qiyaasaa in ay laba jibaarantay marka loo eego tiradii ka dhacday guud ahaan dalka oo dhan...
Shiinaha oo cudud milateri ku soo bandhigay agagaarka Taiwan isagoo digniin u diraya ‘ciidamada gooni u goosadka’
Shiinaha ayaa dhoolatus milateri ku sameynaya agagaarka Taiwan isagoo u ekaysiinaya qabsashada iyo go’doominta goobaha muhiimka ah ee jasiiradda, taasoo digniin u ah “xoogaga gooni-goosadka...
Tirada iyo magacyada dalalka ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland
Dalal badan iyo ururo caalami ah ayaa si cad uga hoos horjeestay aqoonsiga Israa’iil u aqoonstay Somaliland “dal madax-bannaan”, iyagoo ku adkeysanaya in Somaliland ay...
Biljimka Oo Ku Biiray Kiiska Ka Dhanka Ka Ah Isra’iil Ee ICJ
Belgium ayaa si rasmi ah ugu biiray kiiska Koonfur Afrika ay u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) iyadoo ku eedeyneysa Israel inay ka...
