Category : Somali News
Mareykanka oo Pakistaan ku casuumay wadahadallada Iiraan uu la yeelan doono
Pakistan ayaa ka qayb gali doonta wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Pakistan, Tahir Andrabi, ayaa BBC Urdu u xaqiijiyay...
Mareykanka oo ciidamada Soomaaliya hub iyo agab kale ugu deeqay
Ciidamada Mareykanka ayaa maanta gaarsiiyay qalab militari iyo hub noocyo kala duwan ah, oo ay ku jiraan hub culus, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku...
Trump oo hadlay kadib diyaaraddii Iiraan ee ciidamadiisu soo rideen shalay
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in wada-xaajoodyada u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ay weli socdaan, isla markaana ay jiraan kulammo badan oo la qorsheeyay oo...
Faahfaahin ka soo baxaysa tahriibayaal ku dhintay badda Giriigga iyo dalalka ay ka yimaaden
Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegaya in ugu yaraan afar iyo toban muhaajiriin ah ay ku dhinteen shil ka dhacay jasiiradda Chios ee Badda Aegean-ka. Ugu...
Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Oo Markii Ugu Horeysay u Jawaabay Trump
Abiy Axmed wuxuu mar kale ka hadlay arrinta biyo xireenka weyn ee Itoobiya, wuxuuna ku celiyey in aysan jirin wax deyn ah ama kaalmo ah...
