boramanews.com

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha QM oo degdeg ugu baahan lacag ay ku howlgasho 2026

Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, Volker Türk, ayaa codsaday afar boqol oo milyan oo doolar si loogu maalgeliyo shaqooyinka sanadka 2026, isagoo digniin ka bixiyay in hay’addiisu horeyba ugu shaqeynaysay si “badbaado.” Leh.

Lacagta la codsaday ayaa ka yar tii sanadkii hore, maadaama howlgallada la dhimay in ka badan kala bar sababo la xiriira hoos u dhaca deeqaha ka imaanayay Mareykanka iyo dalal kale.

Türk ayaa sheegay in xafiiskiisu horey uga caawiyay in kuwa dembiyada dagaal galay lala xisaabtamo. Hadda, wuxuu digniin ka bixiyay in dhimista miisaaniyadda ay gacmaha ka furtay kuwa dembiyada geysta meel kasta, taasoo u ogolaanaysa inay wax walba sameeyaan sida ay doonaan.

Related posts

Madaxwayne Trump Oo Wacad Ku Maray In UuBoqolkiiba Boqol Fulinayo Hanjabaadihiisa

Cabdi Casiis

Ruushka iyo Ukraine oo Geneva. ku leh wadahadallo nabadeed

Cabdi Casiis

Madaxweyne Xasan oo codkiisa ka dhiibtay doorashada tooska ah ee Muqdisho

mustafeamiin@gmail.com