Saif al-Islam Gaddafi, oo ahaa wiilka hoggaamiyihii hore ee Liibiya Col Muammar Gaddafi, ayaa la soo weriyay in la dilay. Geerida ninkan 53 jirka ahaa,...
Pakistan ayaa ka qayb gali doonta wada-hadallada u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Pakistan, Tahir Andrabi, ayaa BBC Urdu u xaqiijiyay...
Ciidamada Mareykanka ayaa maanta gaarsiiyay qalab militari iyo hub noocyo kala duwan ah, oo ay ku jiraan hub culus, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku...
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in wada-xaajoodyada u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ay weli socdaan, isla markaana ay jiraan kulammo badan oo la qorsheeyay oo...
Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegaya in ugu yaraan afar iyo toban muhaajiriin ah ay ku dhinteen shil ka dhacay jasiiradda Chios ee Badda Aegean-ka. Ugu...