Maxaa ka soo kordhay kiiska maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Sacuudiga
Dawladaha Soomaaliya iyo Sucuudi Carabiya ayaa markii u horraysay ka wada hadlay sii daynta maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu boqol ka badan tahay, kuwaasi oo...
Ugu yaraan 50 qof oo ku dhintay doon ku gubatay dalka Congo
Dooni alwaax ka sameysan oo siday ilaa 400 oo rakaab ah ayaa dab qabsaday oo ku dagtay meel u dhow magaalada Mbandaka. Shilkan ayaa ka...
Halis kale oo soo food-saartay dalka Sudan ee ay halakeeyeen dagaalada
Iyadoo ciidamada Suudaan ay isku dayayaan in ay xoojiyaan gacan ku heynta magaalada Khartoum oo ay awooddooda ku xoojiyaan ayaa kooxda ka soo horjeeda ee...
Mucaaradka Eritrea oo ku dhawaaqay in xafiiskooda Addis Ababa u adeegsaan doonaan “howlo militari”
Dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Eritrea ee lagu magacaabo “Brigade Nhamedu” ayaa ku dhawaaqay in xafiiska ay ka furteen Addis Ababa oo ay sheegeen inuu u...
Dowladda Qadar oo bixinaysa Mushaaraadka ciidamada Lubnaan
Qatar ayaa dib u cusbooneysiin doonta deeq lacageed oo dhan 60 milyan oo dollar si ay ugu maalgeliso mushaaraadka ciidamada Lubnaan iyo gaadiid dagaalka. Ku...