Xilliga Trump si degdeg ah looga saaray Cashadii Weriyeyaasha Aqalka Cad kadib markii rasaas la maqlay
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si degdeg ah loogu qaaday meel ammaan ah kadib markii rasaas laga maqlay goobta ay ka socotay Cashadii Weriyeyaasha Aqalka...
