Maraykanka oo sheegay inay duqayn ku dileen nin lala xiriirinayo inuu weeraray askartooda
Ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay weerar lagu dilay hoggaamiye ka tirsan al-Qaacidda oo ‘xiriir toos ah’ la lahaa xubin ka tirsan kooxda Daacish (IS) oo mas’uul...
