Waa Sidee Xaaladda Caafimaad Ee Rai’sul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Imran Khan Oo Xabsiga Ku Jira?
Dowladda Pakistan ayaa ka hadashay warar la isla dhexmarayay maalmahan iyada oo xaqiijisay in ra’iisul wasaarihii hore ee xiran, Imran Khan, loo qaaday isbitaal usbuucii...
