Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xaqiijisay in madaxweyne Deni uu ka qeyb galayo shirka Wadatashiga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ka qeyb geli doono shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu qabanayo magaalada Muqdisho....