Xubnihii jirkeeda ugu muhiimsanaa ayey ku weyday xanuun ay ka qaadday xayawaan Soomaalida kula nool xaafadaha
Ka dib 32 toddobaad oo isbitaal ay ku jirtay, dhawr goorna wadnaha looga soo booday, afarta addinna laga jaray, ayaa Manjit Sangha oo ka badbaadday...
