boramanews.com

Dowladda Mareykanka oo sheegtay sababta aysan Soomaalida u sii joogi karin Maraykanka

Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa faahfaahin ka bixisay sababta uu madaxwayne Trump u joojiyay sharciga ilaalinta kumeel gaarka ah.

Waxay sheegtay “Ku-meel-gaar micnihiisu waa ku-meel-gaar”.

Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa sheegtay in xaaladaha dalka Soomaaliya ay soo hagaagayso islamarkana ay joogto heer aysan mar dambe buuxin shuruudaha sharciga ee Ilaalinta Ku-Meel-Gaarka ah (.

“In muwaadiniinta Soomaaliyeed loo oggolaado inay si ku-meel-gaar ah ugu sii nagaadaan Maraykanka waa arrin ka hor imaanaysa danaha qaran ee dalkeenna” ayay intaa ku dartay.

Waxaan mudnaanta siinaynaa danta dadka Maraykanka ah marka hore.

Related posts

“Waxaynu ka midnahay dawladaha la aqoonsaday” Wasiirka Gadiidka Somaliland

Cabdi Casiis

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xilkii qaaday taliyihii milatariga Soomaaliya

Cabdi Casiis

Tirada iyo magacyada dalalka ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Cabdi Casiis