boramanews.com

Hoos u dhac soo wajahay saamiyada suuqyada Maraykanka iyo doolarka oo daciifay

Saamiyada suuqyada Maraykanka ayaa hoos u dhacay iyada oo maalgashadayaashu ka falcelinayaan qalalaasaha la xiriira Greenland iyo khatarta dagaal ganacsi oo u dhaxeeya Maraykanka iyo Yurub.

Tusmooyinka waaweyn ee suuqyada saamiyada ayaa hoos u dhacay qiyaastii hal iyo bar boqolkiiba ganacsigii galabnimada.

Suuqyada Yurub ayaa xirmay iyaga oo hoos u dhacay maalintii labaad oo xiriir ah.

Lacagta doollarka ayaa sidoo kale daciiftay, halka dahabka iyo qalinka oo loo arko inay yihiin ammaan waqtiyada hubanti la’aan ay jirto ayaa sii wada inay kordhaan.

Related posts

Madaxweynaha ku-meel gaarka ah ee Venezuela oo la dhaariyay

Cabdi Casiis

Markab kuwa ciidamada badda Iiran oo ku deggey agagaarka xeebaha Sri Lanka

Cabdi Casiis

Waa maxay waxa ay Iimaaraadka, Turkiga iyo Sacuudiga oo aan isku dan ahayn ka doonayaan Itoobiya

Cabdi Casiis